Barakaat Media Network (BMN)
Shabakada Warbahinta Ee Barakaat
Welcome To Barakaat Media Network
Shabakada Warbaahinta Ee Barakaat waa shabakad ku shaqeyndoonta adeega Internetka oo waxa ay u shaqeyn doontaa qaab internet ah shabakadan dhawaan bay hool gali doontaa insha allah ;
Qaabka ay u shaqeyn doonto shabakadu waa sidan:.
1- www.Barakaat.com for Somali
2- www.Barakaatarabic.com for Arabic
3- www.Barakaatnews.com for English
Shabakada waxa ay u shaqeyn dontaa qaabka aan kor ku soo xusnay Waxayna adeegsandoontaa 3 website oo saddex luqadood ku kala bixi doona Hadaba waxay higsaneesaa in ay hor mar ku talaabsato si dhaqsiya ah . Diraasad :.
Waxaa dhawaan diraasad sameeyay Team weriyaal ah oo ka shaqeeya warbahinta dalka iyo dibada intaba Team kaas oo ah rag qibrad warbaahineed leh waxa ay ku ogaadeyn Research-kii ay sameeyen in ay wax badan ka daboolidonto baahidii war baahineed Ee loo baahnaa hadii la helo shabakad warbaahineed sida shabakada aan kor ku soo xusnay.
Shaqaalaha shabakada :.
Shabakada warbaahinta Ee Barakaat Media Network waxay u baahantahay In ay hesho shaqaale qibrad u leh shaqada ay qabnayaan . hadaba shabakaddu Waxay qaadandontaa shaqaale xirfad ley iyo waayo aragnimo saxafadeed leh
Shuruuda shaqaalaha:.
1- In uu yahay qof safaaxad soo bartay
2- shahaado dugsi sare
3- shahaado saxaafadeed
4- luuqaadaha English-ka Arabiga in uu qorikaro kuna hadli karo
5- In uu ka soo shaqeeyay Web ama Idaacad.
Contact Us: Mobil : 252-1-5884461
Email: Mirekey@hotmail.com
shabakada Barakaat Media Network waxay bilaabi doontaa dhawaan shaqadeda in sha allaah sidaa ula socda dhamaan aqristayaasha sharafta leh oo dhan mahad sanidiin
By: barakaat on July 4, 2007
at 1:14 pm